Quantcast
Channel: Yurub Geenyo – Masuul
Viewing all 52 articles
Browse latest View live

jacaylka ila dhaaf


Hab iyo dhaqan

Qabyaalada

$
0
0
qoom wada dhashoo qaaradaha dunida magac qudha ka qoran qawl iyo af qudha ku hadloo qormana wada daga qarniyoo qorax soo baxdana quudka isku hura ayaa kala qobabay qabyaalad qoys qoys u xidhay qabyaalad qiimaheena dilay qabyaalad naga qabo ALLOW qabyaalad dhul qiyaas la'aan qotontoo nimcada qaaxadiyo dushaa qasnadaha ku jira ee wali qufulan dadkan […]

Booqasho

$
0
0
booqoshiyo salaan barashaa xigtee inagoo bad qaba jacaylkaan bilownee barigii sidaan balan kuula galay iska daa bilee waagii baryee is bariidinaba wuu biirayaa sii badanayaa baxsanow hadaan bildhaantaada arag waan bukoonayaa bastay noqonayaa bilicdaadu yrubeey waa ii bogsiinoo waa ii badbaadee xasad iyo balaayaba ILAAHOW na baal mari bilicdaadu daauus waa ii bosiimoo waa ii […]

Garyaqaan

$
0
0
sidii garyaqaan garaadbadanbaan jacaylka gu'yaal gardaadinayoo guhaadiyo caashaqaan kala guray garawshiyahaba nimaan garan jirin ayaa gaf dhacay gudoon ka baxshoo googaa cigale ka soo gudubnee anaa gabal daye gobaariyo nacas quruxda igu gaara goosan karayn GUULOOW ha i badin waxaan ku gabyaba gobtii qarankaan gayaan ka heloo gurigii dhaqankaa arooriyo galab labada galinba gogoshu ii […]

Gole loo dhanyahay

Hawaawi

Hadaan kaa daweewbyaa

$
0
0
xariir iyo wiil goboo dookhiii ii kaa xuliyo cishqigii ii kaa xidhaa xadhku ii soocdiyo xakame igu hayoo xili iyo maalmaan xusaa xusuusta ku dheehanoo qalbigaa xadantaynayoo dharaaraa iga xigee jacaylkan igu xasilay xiskiyo maankayga dagayeey xanuunbuu igu hayaaye hadmaan ka xoroobayaa jacayl xididaystayoo awood iyo xooglebaan sidii u xanbaarsanoo xiisiyo waxaan kuu qabaa xad […]

Godobta ayaa ii horseeday

Jacayl laygu maashee

$
0
0
sow maalin kuma baran muuqaaga lama dhicin hadalkaagu ima marin malab la iima kaa marin sow jacayl iguma mudin naftu saw kumay mudan miyirkaaga kama helin miyaan meel u kacayaa sow madaxa maad degin jacayl la igu maarshee sida mayeyga igu hoor miiraale xoog badan igu noqoy ma hiigaan hadba mawjad igu kici alla magan […]

Booqasho

$
0
0
booqashiyo salaan barashaa xigtee inagoo bad qaba jacaylkaan bilownayee barigii sidaan balan kuula galay iska daa bilee waagii baryeee is bariidinaba wuu biirayaa sii badanayaa baxsanow hadaan bildhaantaada arag waan bukoonayaa bastay noqonayaa bilicdaadu yurubeey waa ii bogsiinoo waa ii badbaadee xaasid iyo balaayaba EEBOW na baal mari axdi buuxsamoo burji iyo nasiib baalaha ka […]

Nasiib

Viewing all 52 articles
Browse latest View live